Qeexid

"(-aamo, m.l) Summad. ld asto."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga astaan oo kali ah:
  • Gar qaadashadu waa astaan qaaliya oo qofka xilkaska ah lagu yaqaan, waanna kugu qadarinayaa.
  • Marka aan suurahaas garab dhigo soyaalka taariikhdeena casriga ah, masuuliyadda siyaasadeed ee ilaa berigaas ina hortaagnayd kuma sifowdo astaantaas.