Qeexid

"(-aamo, m.l) (nax.) Curiyemuhim ah oo dhisa unugga ugu yar eehadalka; astaan afeed baa lagu magacaabaaxiriirka ka dhexeeya macnaha (nuxurkaereyga) iyo lafdiga (qaabka ereyga). “A.kooban”: hal erey ama in ka badan oo la sookoobo, badanaana waxaa la qaataa ereywaliba xarafkiisa ugu horreeya. Tus. “sh. =shilin, U.N. = United Nations”."

Wadaag: