Qeexid

"ld astaan1, astaan2."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga asto oo kali ah:
  • Arintaan ayaa kusoo beegmaysa iyadoo ciidamada Booliiska ay shalay galinkii dambe ku guulaysteen inay soo badbaadiyaan gaari baasto waday oo ay dhaceen rag isugu jira ciidamo iyo burcad.
  • Kooxihii ka danbeeyay dilka Sarkaalkan samafalaha ah ayaa ka cararay markii ay fuliyeen dilka iyadoo lagu dhuftay rasaas ka dhaceysay Bastoolado, lama garanayo sababta ka danbeysa dilka sarkaalkan iyo kooxihii ka danbeeyay.