Qeexid
"(-myo, m.dh) (fiis.) Saxarka ugu yaree curiye jiri kara kana qaybqaadan karafalgal kiimikaad. Waxa uu ka koobanyahaybu' iyo elektaroonno ku dul wareega. Bu'duwaxa ay siddaa saldanab togane ah,elektaroonnaduna waxa ay sidaan saldanabtabane ah. Atamku danabneg ahaan waadhexdhexaad. ld atom."