Qeexid

"(-myo, m.dh) ld atam."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga atom oo kali ah:
  • Bam atomeedii u horeeysay 1945 lagu tijaabiyey banka ku yala niyuu megsiko ee maraykanka, kulkii kasoo baxay waxa ay noqotay ciidii quraarad dhalaashay.
  • Ununoktiyaam ( ingiriis : Ununoctium) astaantiisa ( Uuo ) waa curiyeha ugu dambeeya 118 Curiye kaasi oo leh tiro atom boqol-toban-iyo-sideed (118).