Qeexid

"(-rro, m.dh) Sagaarada midkeeda lab.ATP m.dh (kiim.) Iskudhis orgaanika ah oo kakooban adaniin ribows iyo saddex kooxoodoo foosfeyt aan orgaanik ahayn. ATP-du waaniyukliyotaydh. Waxaanay mas'uul ka tahayinay tamarta si ku meel gaadh ah u keydisointay socoto neefsashada unuggu. Waxay kasamaysantay ADP lagu daray foosfeytsaddexaad taas oo keydisa tamar soona saartamarka looga baahdo dariiqad kale oo dheefsamayneed."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga atoor oo kali ah:
  • "Sagaal sannadood ayuu matoorka biyuhu shaqaynayey, welina waxba ma noqon"ayey yidhaahdeen reer Cadaadley, inta uu farsamayaqaanka matoorka biyaha shaqeeyaa selefka ku dhuftay matoorka biyaha.
  • Qaar kale ayaa sheegaya inay ammuurtani aanay sidaas ahayne ay tahay filim Hindiya, oo uu atoore ka yahay Ataar Babayaahii, khaayina uu ka yahay Janaraal Mufarash.