Qeexid
"ld aawil2."
[-aalay, -aashay]
awaal2 alay
awaal2 ashay
f.mg1"ld aawil2."
Wadaag:
Wax aan la hubin qiyaasid.
f.g1
-aalay, -aashay
Wadaag:
(f.g) Wax meelgo'an ku sugnaansho.
(f.mg) Ka a.: fal kudhaqaaqiddiisa deyn. ld ool2, oollow.
f.g
Wadaag:
Ciid buda ah oo cagta, dabayshaiwm. si sahlan u kicin karaan.
m.l
Wadaag:
(-iyo, m.dh) Ogeysiinta akhbaardad badan la ogeysiiyo.
m.l
Wadaag:
Wax soconayahabaas kicin.
f.g2
-reeyay, -raysay
Wadaag:
Laan geed lagasoo gooyey geed ku tallaalid.
f.g1
-aalay, -aashay
Wadaag:
Fandhaal weyn oo bir ama qori ka samaysan.
Dhulmadda labadeeda qalbac midkood.
Xoolo la siiyo qof guursaday.
m.dh
Wadaag:
(-lyo, m.l) Harag dheer, balaqsan oo lo'da luqunteeda dhinaca hoose ka laallaada.
m.dh
Wadaag: