Qeexid
ld aaway.
ld aaway.
Erey / word
weyddimeed / interrogative
e.we
Qeexid: Erey weyddiimeed, oo sida falka,mararka qaarkood, isu rogroga (sida dh.:awday, w.: aawaye) oo micnihiisu yahay“xaggee laga helaa?” “mee?”. ld aawaye,away, awday.
e (Erey) - Erey (word) [Qeyb: naxwe]
we (weyddimeed) - weyddimeed (interrogative) [Qeyb: naxwe]
m.l.fk
Qeexid: Marka hore; waa hore; koowaad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
fk (Falkaab) - Falkaab (adverb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -aalay, -aashay
Qeexid: ld aawil2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
e.we
Qeexid: ld aaway.
e (Erey) - Erey (word) [Qeyb: naxwe]
we (weyddimeed) - weyddimeed (interrogative) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Saad; male.
Qeexid Xigta: awaalid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Ciid buda ah oo cagta, dabayshaiwm. si sahlan u kicin karaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: (bot.) Eray badanaa lagu isticmaalodalalka Ustaraaliya, Niyuusilaand iyoMaraykanka oo lagu isticmaalo gobol aydaboosho jidhi; amase, waxaa laguisticmaalaa gobol dhiraysan oo aan loobannayn qodaal. Waxaa kaloo si dabacsanloogu isticmaalaa gobol kasta oo dugag ah ooaan loogu talaggelin qodaal.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
e.we
Qeexid: ld aaway.
e (Erey) - Erey (word) [Qeyb: naxwe]
we (weyddimeed) - weyddimeed (interrogative) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Nin cibaadeysta oo aan diintaIslaanka wax badan ka aqoon.
Qeexid Xigta: Awoowyaashii hore.
Qeexid Kale: ld aawo, awo1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-iyo, m.dh) Ogeysiinta akhbaardad badan la ogeysiiyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: (-iyay, -iday; -iyi) Dad badan,akhbaar ogeysiin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Meel geedo badan leh; hawd.
Qeexid Xigta: Meel cidla ah oo aan la degganayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Qeexid: (aayay, ayday) U a.: wax hore loosameeyey waqti dambe ka faa'ideysasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
mu.dhm.y
Qeexid: Magacuyaal yeele oo matala“iyada” ama “iyaga”. Tus. “Maryan Wiil aytiqiin ayay maanta suuqa ku aragtay”,“Wiilashu guri ay degganaayeen ayayaadeen”.
mu (magacuyaal) - magacuyaal (pronoun) [Qeyb: naxwe]
dhm (Dhimman) - Dhimman (clitic) [Qeyb: naxwe]
y (yeele) - yeele (subject) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg awo2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -reeyay, -raysay
Qeexid: Wax soconayahabaas kicin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld aawil1, aawilid, awaal1 (2).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: eeg amar1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]