Qeexid
"Meel bannaan amadaloosha buuxin; daboolid."
[-day, -dday]
awd2 ay
awd2 day
f.g1"Meel bannaan amadaloosha buuxin; daboolid."
Wadaag:
(daaw.) Xubin daloosha ee jirkaka mid ah oo wada xiranta ama qaarkeedawdmo; sida xiidmaha, halbowlayaasha iwm.
m.l
Wadaag:
(-dmay, -dantay; -dmi) Waxbuuxsamay ama daboolmay noqosho (meelbannaan ama daloosha).
f.mg1
Wadaag:
Waxbuuxsamay ama daboolmay ahaansho.
f.mg4
-dnaa, -dnayd
Wadaag:
awdmid halbowle wadne m.l (daaw.) Markaxinjir ku sameysmato halbowlaha wadnahadhexdiisa, taas oo keenta in dhiiggu ka xirmowaraabinta wadnaha.
Wadaag:
(fiis.) Summad P. Dhakhsahahawl lagu qabtay ama ay tamari kugeddisantay P: hawl la qabtay amminta ay kuqaadatay habka caalamiga (HC) waxa lagucabbiraa Waat (Juul halkii seken).
m.dh
Wadaag:
Nin cibaadeysta oo aan diintaIslaanka wax badan ka aqoon.
Awoowyaashii hore.
ld aawo, awo1.
m.l
Wadaag: