Qeexid
"eeg weled."
Qeexid Xigta
Carruur.
"eeg weled."
Carruur.
Wadaag:
Duco Eebbeiyo werdi samayn.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
Mindi aad u weyn ogeela lagu qalo.
Jaad warmaha ka mid ah.
m.l
Wadaag:
Feeraha iyo hilibkasaaran.
Iskujirka malabka iyo xabagbtashinnida.
m.l
Wadaag:
Magacuyaal tilmaama qofkalabaad ee kelida ah (lala hadlaha ama wax looqoraha). “Ninka aad la hadashay waawalaalkay”. ld aa2, aydin.
mu.dhm.y
Wadaag:
Geel badan siwadajir ah u ololid.
f.mg2
-leeyay, -leysay
Wadaag: