Qeexid
Duco Eebbeiyo werdi samayn.
[-saday, -satay]
f.mg3Duco Eebbeiyo werdi samayn.
Fal / verb
m.l
Qeexid: ld awlaadsasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: eeg weled.
Qeexid Xigta: Carruur.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg awlaadso. ld awlaadsi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Wax maskax ka qiyaasasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Feeraha iyo hilibkasaaran.
Qeexid Xigta: Iskujirka malabka iyo xabagbtashinnida.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Mindi aad u weyn ogeela lagu qalo.
Qeexid Xigta: Jaad warmaha ka mid ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: U k.: wax dib u dhigasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Cid dhibaato haysata darteed uga faa'iideysasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Hadalmacaan oo hufan oo eed ka carar darteedakeliya u dhihid.
Qeexid Xigta: Si asluub leh arrin ugaxogwarramid (qof).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Badar buunsho ka saarasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Ul, qori iwm su lub ka dhigasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Ku m.: qof ku dheeldheelid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Wax siraadsasho; saraadasha; wax xun isu saa-din.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Wax maqan daydayasho (qof).
Qeexid Xigta: Wax meel lagu ogaa ka doonasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]