Qeexid
Feeraha iyo hilibkasaaran.
Qeexid Xigta
Iskujirka malabka iyo xabagbtashinnida.
Feeraha iyo hilibkasaaran.
Iskujirka malabka iyo xabagbtashinnida.
magac / noun
Lab / masculine
m.l
Qeexid: Mindi aad u weyn ogeela lagu qalo.
Qeexid Xigta: Jaad warmaha ka mid ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -alay, -ashay
Qeexid: Nafley, labadeeda qal dhexdooda bir, xarig, iwm, gelin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: eeg weled.
Qeexid Xigta: Carruur.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-llo, m.dh) Labada dacal ee afka middood oo ku aaddan miciyaha ama gaws horaadka.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -alay, -ashay
Qeexid: Xanuun la taahid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l.fk
Qeexid: Marka hore; waa hore; koowaad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
fk (Falkaab) - Falkaab (adverb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld awlaadsasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Duco Eebbeiyo werdi samayn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Saad; male.
Qeexid Xigta: awaalid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -aalay, -aashay
Qeexid: ld aawil2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg2
Labdhedig: -leeyay, -leysay
Qeexid: Geel badan siwadajir ah u ololid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg awlee.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh.w
Qeexid: eeg weli1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
w (wadar) - wadar (plural) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg awlaadso. ld awlaadsi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]