Qeexid
ld aw.
ld aw.
magac / noun
Dheddig / feminine
Falkaab / adverb
f.g3
Labdhedig: -wday, -watay
Qeexid: Qof simarakudhegnimo u baryid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Erey aan keligii istaagin in qodoblahaansho lagu daro mooyee, sida: -diis, - deed, -dood iwm oo macnahiisu yahay qofama wax dartood. Tus. “Cali, Caasha
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld awoowe.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: (fiis.) Summad P. Dhakhsahahawl lagu qabtay ama ay tamari kugeddisantay P: hawl la qabtay amminta ay kuqaadatay habka caalamiga (HC) waxa lagucabbiraa Waat (Juul halkii seken).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Kartida ay cidi uleedahay inay arrin meel mariso.
Qeexid Xigta: Xooggamuruqa.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: /mg1 (f.g) A./(f.mg) ua.: arrin wax ka qabashadeeda karti uyeelasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Nin cibaadeysta oo aan diintaIslaanka wax badan ka aqoon.
Qeexid Xigta: Awoowyaashii hore.
Qeexid Kale: ld aawo, awo1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (dii.) Haddii aad dhinca Illaah fiiriso, waxaad ula jeeddaa, in uu wax kastaka awood badanyahay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Aabbahaaabbihiis ama hooyada aabbaheed.
Qeexid Xigta: u.j:awoowow!
Qeexid Kale: u.j: wiilka aan awoowaha uahayow!; gabadha aan awoowaha u ahayey! ld awow.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld awdid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg awood2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: Meel bannaan amadaloosha buuxin; daboolid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: awoodla'aan m.dh Wax aan awood lahayn;tabardarro; karti la'aan. ld awoodla'aansho,awoodli'i.
Qeexid: awoodla'aansho m.l/dh ld awoodla'aan.
Qeexid: awoodli'i m.dh ld awoodla'aan.
m.l
Qeexid: Geela kiisa lab; rati.
Qeexid Xigta: A. cirka: urur xiddiga ah oo qaab rati leh.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.lg2
Labdhedig: -iiyay, -iisay
Qeexid: Cid karti ay waxku qabato u yeelid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld awoodsiin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg awoodsii. ld awoodsiis.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -rnaa, -rnayd
Qeexid: Waxawood yar ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]