Qeexid
"eeg awood2."
"eeg awood2."
Wadaag:
(fiis.) Summad P. Dhakhsahahawl lagu qabtay ama ay tamari kugeddisantay P: hawl la qabtay amminta ay kuqaadatay habka caalamiga (HC) waxa lagucabbiraa Waat (Juul halkii seken).
m.dh
Wadaag:
Kartida ay cidi uleedahay inay arrin meel mariso.
Xooggamuruqa.
m.dh
Wadaag:
/mg1 (f.g) A./(f.mg) ua.: arrin wax ka qabashadeeda karti uyeelasho.
f.g
-day, -dday
Wadaag:
(dii.) Haddii aad dhinca Illaah fiiriso, waxaad ula jeeddaa, in uu wax kastaka awood badanyahay.
m.l
Wadaag:
awoodla'aan m.dh Wax aan awood lahayn;tabardarro; karti la'aan. ld awoodla'aansho,awoodli'i.
Wadaag:
Cid karti ay waxku qabato u yeelid.
f.lg2
-iiyay, -iisay
Wadaag:
Aabbahaaabbihiis ama hooyada aabbaheed.
u.j:awoowow!
u.j: wiilka aan awoowaha uahayow!; gabadha aan awoowaha u ahayey! ld awow.
m.l
Wadaag: