Qeexid
ld awoowe.
ld awoowe.
magac / noun
Lab / masculine
f.g3
Labdhedig: -wday, -watay
Qeexid: Qof simarakudhegnimo u baryid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh.fk
Qeexid: ld aw.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
fk (Falkaab) - Falkaab (adverb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld geed-abow.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: (fiis.) Summad P. Dhakhsahahawl lagu qabtay ama ay tamari kugeddisantay P: hawl la qabtay amminta ay kuqaadatay habka caalamiga (HC) waxa lagucabbiraa Waat (Juul halkii seken).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -woobay, -wowday
Qeexid: ld daawow.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: /mg1 (f.g) A./(f.mg) ua.: arrin wax ka qabashadeeda karti uyeelasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Kartida ay cidi uleedahay inay arrin meel mariso.
Qeexid Xigta: Xooggamuruqa.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Aabbahaaabbihiis ama hooyada aabbaheed.
Qeexid Xigta: u.j:awoowow!
Qeexid Kale: u.j: wiilka aan awoowaha uahayow!; gabadha aan awoowaha u ahayey! ld awow.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: Wax cudur ka bogsaday noqosho.
Qeexid Xigta: Wax illaaway noqosho. ld dawow.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (dii.) Haddii aad dhinca Illaah fiiriso, waxaad ula jeeddaa, in uu wax kastaka awood badanyahay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Nin cibaadeysta oo aan diintaIslaanka wax badan ka aqoon.
Qeexid Xigta: Awoowyaashii hore.
Qeexid Kale: ld aawo, awo1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg3
Labdhedig: -waadday, -waatay
Qeexid: ld dhowow.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: awoodla'aansho m.l/dh ld awoodla'aan.
m.f.dh
Qeexid: eeg awood2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
Qeexid: awoodli'i m.dh ld awoodla'aan.
Qeexid: awoodla'aan m.dh Wax aan awood lahayn;tabardarro; karti la'aan. ld awoodla'aansho,awoodli'i.