Qeexid
"Rimmay gacmeeda lagusameeyo geedaha aan labeebka ahayn sidatimirta; faxlid."
Qeexid Xigta
ld awrdhebid.
"Rimmay gacmeeda lagusameeyo geedaha aan labeebka ahayn sidatimirta; faxlid."
ld awrdhebid.
magac / noun
Lab / masculine
Wadaag:
(-dhabay, -dhabday; -dhabi) Geedaha aan labeebka ahayn sida timirtaiwm rimay gacmeed ku samayn; faxlid.
f.g1
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
Awrka markastabahasha qurbac ka dhalo.
Hal da' kastaqurbac dhasha. ld awradhale.
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
ld awdhaw1(2).
m.f.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
Nin cibaadeysta oo aan diintaIslaanka wax badan ka aqoon.
Awoowyaashii hore.
ld aawo, awo1.
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
Geela kiisa lab; rati.
A. cirka: urur xiddiga ah oo qaab rati leh.
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
ld dhaaw1.
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
Wax xalaad kusugan noqosho. ld ohow.
f.mg3
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
-aaday, -aatay
Wadaag:
Wax nabar ku dhufasho.
Nin, naag u galmood.
ld dhaaw2.
f.g1
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag: