Qeexid
"(-dhabay, -dhabday; -dhabi) Geedaha aan labeebka ahayn sida timirtaiwm rimay gacmeed ku samayn; faxlid."
"(-dhabay, -dhabday; -dhabi) Geedaha aan labeebka ahayn sida timirtaiwm rimay gacmeed ku samayn; faxlid."
Wadaag:
Rimmay gacmeeda lagusameeyo geedaha aan labeebka ahayn sidatimirta; faxlid.
ld awrdhebid.
m.l
Wadaag:
Awrka markastabahasha qurbac ka dhalo.
Hal da' kastaqurbac dhasha. ld awradhale.
m.l
Wadaag:
Wax nabar ku dhufasho.
Nin, naag u galmood.
ld dhaaw2.
f.g1
Wadaag:
Geela kiisa lab; rati.
A. cirka: urur xiddiga ah oo qaab rati leh.
m.l
Wadaag: