Qeexid
"Arrin si aadah u lafagurid."
[-xdhay, -xadhay]
axadh2 dhay
axadh2 adhay
f.mg1"Arrin si aadah u lafagurid."
Wadaag:
Cuntada dhadhankeeda lajeclaysto.
Hadalka nuxurkiisa dib loo siidhadhansado.
m.l
Wadaag:
Maalmaha toddobaadka mid kamid ah oo u dhexeeysa sabtida iyo isniinta.
m.dh
Wadaag:
Timir iwm lafo kasaarid.
Arrin aad uga baaraandegid.
f.g1
-xray, -xartay
Wadaag:
Xilliyada dayrta mid ka ah oo udhexeysa ximirka iyo xayska.
m.l
Wadaag:
(-llo, m.l) Hoore adag oo is-haystaoo sida badan ka yimaadda mindhicirradamarka ay jirradaan ama xubnaha tarankawaqtiga dhalmada.
m.dh
Wadaag:
Xoolo la qalo ama cunto kale ooloogu duceeyo qof markaa dhintay.
m.l
Wadaag:
(-xmay, -xantay; -xmi) Xoolo laqalo ama cunto kale cid markaa dhimatayraacin.
f.g1
Wadaag: