Qeexid

"Xoolo la qalo ama cunto kale ooloogu duceeyo qof markaa dhintay."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga axan oo kali ah:
  • Qaraxan ayaa ku soo beegmay xilli uu magaalada Muqdisho ku sugan yahay ergiga QM u so magacowdey Somalia.
  • Haddaba, haddii la raaco qorshaha Ururka (WAX U QABO) waxa hubaal ah in xaalada dhaqaale ee dalka wax weyni iska bedeli doono labada sanadood ee u horeeya, (eeg shaxanka 5.2).