Qeexid
"A. ah: tabarbeelidda nafley tabarbeeshay; jirro, gabow, daal iwm awgeed."
Qeexid Xigta
ldaxgabid.
"A. ah: tabarbeelidda nafley tabarbeeshay; jirro, gabow, daal iwm awgeed."
ldaxgabid.
Wadaag:
Nafley jirro,gabow, daal iwm la tabarbeelid.
f.mg1
-bay, -btay
Wadaag:
Faa'idada iyo waxtarka ay cidileedahay.
Ciirsi; miciin.
m.l
Wadaag:
Awoowyaashii hore oo laga soojeedo.
Abkay ma arag: weligay ma arag.
m.l.u
Wadaag:
.r Cod lagu muujiyo shanqar gaaban oo kedis ah. ld geb1.
m.dh.sh
Wadaag: