Qeexid
"Nafley jirro,gabow, daal iwm la tabarbeelid."
[-bay, -btay]
axgab2 ay
axgab2 tay
f.mg1"Nafley jirro,gabow, daal iwm la tabarbeelid."
Wadaag:
A. ah: tabarbeelidda nafley tabarbeeshay; jirro, gabow, daal iwm awgeed.
ldaxgabid.
m.l
Wadaag:
Nafley jirro awgeed la tamardhigid.
f.mg1
-bay, -btay
Wadaag:
Xil saaran ka soo bixi waayid (qof).
Wax samayntiisa awood u waayid. ld geb2.
f.g1
-bay, -btay
Wadaag:
Qalab u gaar ah aqalSoomaaliga oo wax lagu rito sida qufadda,xashinta iwm.
Kolay yar oo ka samaysanharag ama mayrax oo ay haweenku wax kugurtaan.
m.dh
Wadaag:
Ubad xoolaaddaaq barasho.
Ku a.: dhallaan dad, aqoon,dhaqan iwm ku barbaarin. ld abaab2.
f.mg1
-bay, -btay
Wadaag: