Qeexid
"(dii.) Sharciga Islaanka wax kuxukumo."
Qeexid Xigta
(dii.) Sharciga u degsan dadkaIslaanka ah ee ay ku dhaqmaan.
"(dii.) Sharciga Islaanka wax kuxukumo."
(dii.) Sharciga u degsan dadkaIslaanka ah ee ay ku dhaqmaan.
Wadaag:
A.ta islaamka: shanta tiir eediinta islaanka ku taagan tahay. ld arkaanu islaan.
m.dh.w
Wadaag:
(u) Daloola ku yaal doonida miilkeeda dambe iyo madaxa shukaanta.
Kala k.: wax kala duwan.
m.l
Wadaag:
eeg axaran. ld axarnaansho,axranaan, axranaansho.
m.f.dh
Wadaag:
Magacuyaalka qofka labaad oo kakooban 'adi', 'aa 1' iyo 'aan 1'.
mu.eb
Wadaag: