Qeexid

"Meel geedo badan leh; hawd."

Qeexid Xigta

Meel cidla ah oo aan la degganayn.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ay oo kali ah:
  • Mar uu ka hadlay xukuumadiisa ayuu sheegay inay tahay mid u tagaan in dalka Somalia lagu soo dabaalo nabad iyo kala dambeyn, wuxuuna xusay in ciidamada dowladu ay diyaar u yihiin inay naftooda u huraan sidii ay dalkooda uga dhigi lahaayeen mid amaan ah.
  • "Hadii an la helin gurmad deg-deg ah oo lala soo gaaro dadka deeganka degmada ceeldheer waxaan shaki ku jirin in dhibatadu si badaneyso"ayaa lagu yiro qoralka kasoo baxay xubnaha gudigasi.