Qeexid
"(bot.) Eray badanaa lagu isticmaalodalalka Ustaraaliya, Niyuusilaand iyoMaraykanka oo lagu isticmaalo gobol aydaboosho jidhi; amase, waxaa laguisticmaalaa gobol dhiraysan oo aan loobannayn qodaal. Waxaa kaloo si dabacsanloogu isticmaalaa gobol kasta oo dugag ah ooaan loogu talaggelin qodaal."