Qeexid
"(-aamo, m.l) Dharaar iyohabeenkeed; maalin."
"(-aamo, m.l) Dharaar iyohabeenkeed; maalin."
Wadaag:
Awood qarsoon oo qofka la socotadhalashada ilaa dhimashada qofka, sababna unoqota xumo iyo samo waxa uu la kulmayo;nasiib; hoodo.
m.l
Wadaag:
ayaanla'aan m.dh Xaaladda uu ku suganyahayqof aan naasiib wanaagsan lahayn. ldayaanla'aansho, ayaanli'i.
Wadaag:
Qurub tilmaamaya in weertutahay weer diidmo, weer xor ah ama midaanahayn tu ay tahayba. Tus. “Miyaan fadhigiila qaban?”, “Yaan lacag la siin!”, “Wiilka aanimaanini waa Cali”. ld an.
qr.diid
Wadaag:
(-aamay, -aantay; -aami) Dhawr geeddi oo aan kala go' lahayn meel fog ugu guurid.
f.mg1
Wadaag:
(fiis.) Noqodka hir jabaq ee dul (gebi ama buur) xoogaa innaga fog ay soo celisay, oo ka laciifsan jabaqdii asalka ahayd. Faraqa waqtiga ee ayoonka iyo jabaqda asalka ah, waxa ay muujisaa fogaanta gebiga ama buurta iwm.
m.l
Wadaag:
Qof aannasiib wacan lahayn ahaansho.
f.mg4
-umaa, -umayd
Wadaag:
Duulal la rumaysanyahay inay dadka ku ridaan cudur lagu daaweeyociyaaro, xoolo la qalo iyo udug.
eeg ayaan2.
m.dh.w
Wadaag:
Maalin wakhti gaar ah lagumagacaabay. Tus. “Maalin gaar ah”, “Sannadgaar ah”.
m.dh
Wadaag:
Qof aannasiib wanaagsan lahayn ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
eeg ayaanxun. ldayaanxumaansho, ayaanxumi,ayaanxumo.
m.f.dh
Wadaag: