Qeexid
"Nasiib wanaag."
"Nasiib wanaag."
Wadaag:
Awood qarsoon oo qofka la socotadhalashada ilaa dhimashada qofka, sababna unoqota xumo iyo samo waxa uu la kulmayo;nasiib; hoodo.
m.l
Wadaag:
ayaanla'aan m.dh Xaaladda uu ku suganyahayqof aan naasiib wanaagsan lahayn. ldayaanla'aansho, ayaanli'i.
Wadaag:
eeg ayaandaran. ldayaandarnaansho, ayaandarri, ayaandarro.
m.f.dh
Wadaag:
Qof aannasiib wacan lahayn ahaansho.
f.mg4
-umaa, -umayd
Wadaag:
Maalin wakhti gaar ah lagumagacaabay. Tus. “Maalin gaar ah”, “Sannadgaar ah”.
m.dh
Wadaag:
eeg ayaanxun. ldayaanxumaansho, ayaanxumi,ayaanxumo.
m.f.dh
Wadaag: