Qeexid
"Qof aannasiib wacan lahayn ahaansho."
[-umaa, -umayd]
ayaanxun maa
ayaanxun mayd
f.mg4"Qof aannasiib wacan lahayn ahaansho."
Wadaag:
eeg ayaanxun. ldayaanxumaansho, ayaanxumi,ayaanxumo.
m.f.dh
Wadaag:
Awood qarsoon oo qofka la socotadhalashada ilaa dhimashada qofka, sababna unoqota xumo iyo samo waxa uu la kulmayo;nasiib; hoodo.
m.l
Wadaag:
ayaanla'aan m.dh Xaaladda uu ku suganyahayqof aan naasiib wanaagsan lahayn. ldayaanla'aansho, ayaanli'i.
Wadaag:
Duulal la rumaysanyahay inay dadka ku ridaan cudur lagu daaweeyociyaaro, xoolo la qalo iyo udug.
eeg ayaan2.
m.dh.w
Wadaag:
Qof aannasiib wanaagsan lahayn ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
Maalin wakhti gaar ah lagumagacaabay. Tus. “Maalin gaar ah”, “Sannadgaar ah”.
m.dh
Wadaag:
eeg ayaandaran. ldayaandarnaansho, ayaandarri, ayaandarro.
m.f.dh
Wadaag: