Qeexid
"Qof caqli badan oo aan la dagikarin."
"Qof caqli badan oo aan la dagikarin."
Wadaag:
(-do, m.l) Liid maro ah oo qurxinawgeed loogu tolo dacallada maryaha la xirtoiyo daahyada.
m.dh
Wadaag:
(-dyo, m.dh) Suun kooraha fardaha docdiisa ka laadlaada, oo inta hoos iyo faraska boggiisa la soo mariyo, kooraha docdiisa kale afka loo suro ama si kale oo xoog leh loogu xiro, oo kooraha xejiya. ld wegered.
m.l
Wadaag:
(-dyo, m.dh) Ilmo yar oo ku jiramarxaladdii hadal barashada.
m.l
Wadaag:
Qof garaad ama caqli leh; waxyaqaan.
Dad garaad leh.
m.l
Wadaag: