Qeexid

"Arrin, figrad iyo go'aantaageerid."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ayid oo kali ah:
  • Xaalada Goobihii Galabta Dagaaladu ka dheceen ayaa degan,inkasta oo ay jirto Cabsi ay qabaan Dadka Rayidka ah ee ku nool Deegaanada Galabta la isku farasaaray/Dagaaladu ka dheceen.
  • Sidaana waxa lagu sheegay, Bayaan laga soo saaray Shir ay beesha Fiqi-shini (Hawiye) ee Gobolka Sool ku yeelatay, meesha layidhaahdo Cagga-laaye oo ka mid ah Gobolkaa.