"Tayada ay waxleeyihiin."
Da'.
Wadaag:
Magacuyaal tilmaama qofkakoowaad ee wadarta ah oo ku jira kuwa lalahadlayo ama wax loo qorayaa; innagu. Tus.“Guriga aynnu aadno”.
mu.dhm.y
Laynta dad badan hal mar la wadalaayo.
m.l
Dad badan hal marwada layn.
f.g1
-bay, -btay
eeg aynab2.
m.f.dh