Qeexid

"Kuma?, kee?, tuma?, tee?"

Qeexid Xigta

Waaa.?: waa kuma?, yaa waaye?

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ayo oo kali ah:
  • Ciidamada Dowladda ayaa waxay haatan ku sugan yihiin suuqa iyo harerihiisa, iyadoo ciidamo kale oo xooggan ay soo buurxiyeen goobihii lagu dagaalamay, lamana garanayo halka ay aadeen kooxahii suuqaas weeraray.
  • Ha malayn in ilmahaagu fahmayo waxa dhacaya.