Qeexid
"(daaw.) Maaddo kiimikaad oojirku u baahanyahay qaddar yar si loo gaarokoritaan caafimaad qaba. Jirka qof weynwaxa ku jira 30 mg. oo ayodhiin ah, intabadanna rasin ku tahay qanjirka dhiiqa eetaayroodka."

Wadaag:
(kiim.) Curiye adke ah oo bidamidabkiisuna yahay buluug madow kanatirsan haloojiinada (ururka VII ee tusahakalgalka curiyayaasha).
m.l
Wadaag:
(-nno, m.dh) (daaw.) Dawo xanuun bi'iso ah oo laga sameeyo morfiinta laakiinse awooddeeda xanuun bi'inta iyo dejinta maskaxdaba ay yartahay, waana sun yartahay waxa laga qaataa afka iyo duritaan si xanuun loo yareeyo ama qufac loo joojiyo.
m.dh
Wadaag:
Dhasha ariga mid ka mid ah oo dhicis ah ee aan weyn noqonin.
m.dh
Wadaag: