Qeexid

"(-nno, m.dh) (kiim.) Atam amakoox atamyo ah oo lumiyay hal ama in kabadan oo elektaroonno ah si ay u yeeshaansaldanab togan (a. togan), ama helay hal amain ka badan oo elektaroonno ah si ay uyeeshaan saldanabtaban (a. taban). Welibaeeg aayoonayn."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine