Qeexid

"ba (-ba) qr. 1. (nax.) Qurub lagu adkeeyo diidmada. Tus. “Waxba ma aha”. 2. (nax.) Mid kasta; wax kasta. Tus. “Nimba si ayuu u qaatay”. 3. (nax.) In badan. Tus. “Wuxuu doonaba wuu ka helayaa”. 4. Xataa. Tus. “Aniguba (ama amba) waan arkay”. 5. (nax.) Eray ulajeeddooyinka tixaha midabyo badan oo kala gaar ah u yeela: “Aniguba waa aqaan”, “Markiiba wuu tegay”, “Kaasba qaad”, “Maba dhiibayo”, “Wuxuu sugaba galabtii buuiska tegay”."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ba oo kali ah:
  • Wadooyinka Gala iyo kuwa ka soo baxa garoonka diyaaradaha Muqdisho oo Saaka gebi ahaanba ay xireen Ciidamo Itoobiyaan iyo Soomaali isugu jira.
  • Balse, taasi umay diidin in kabtan Man United, Keane uu laftiisu kaadhka huruudda ah qaato ciyaarta inteedii dambe, kadib markii uu khalad ku galay ciyaartoyga kooxda Arsenal Roberto Pires.