Qeexid

"baabbi'i f.g2 1. Wax ciribtirid. 2. Raad, calaamad iwm oo meel ku yaal tirtirid Tus. “Rooble ayaa wixii sabuuradda ku qornaa baabbi'iyay”. 3. Sharci burin. 4. Sharaf awood iwm ee qof leeyahay waxyeeleyn."