Qeexid

"Weel caanood deebin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga baabee oo kali ah:
  • Mashruuca Cilmi Baarista Xoojinta Qoyska (The Family Strengths Research Project*) waxay carab baabeen sideed arrimood oo qoyska farxaanka ah oo xoogani ay leeyiiin.
  • Ilaa hadda ma cada in arrintani ay tahay weerar argagixiso, masuuliyiinta ciidamada maraykanku waxay carabaabeen tuhunka ay arrintaa ka qabaan, laakiin waxa socda baadhitaan rasmiya oo lagu ogaanayo wixii keenay shilkaasi.