Qeexid
"(-rro, m.dh) Gaadiid dhuleed matoor leh oo dadka iyo xamuulkaba qaada."
"(-rro, m.dh) Gaadiid dhuleed matoor leh oo dadka iyo xamuulkaba qaada."
Wadaag:
buur barafeed m.l.u (-yo, m.dh) Cuf baraf dhuleed oo ka sammaysmay dhammaadka baraf weyne ama baraf gogol. Buur baraftu waxay dul sabbaysaa badda.
Wadaag:
Qayb ka mid ah qaybo buug.
Mowduuc ku saabsan arrin gaar ah.
Isku b.: wax isku nooc ah.
m.l
Wadaag:
(-qyo, m.dh) Nooc fangaha ka mid ah oo aan la cunin. ld baaraabuf.
m.dh
Wadaag:
baabba'2 f.mg1 (-'ay, -'day; -bbi'i) 1. Wax ciribtiran ahaansho. 2. Raad, calaamad iwm. oo meel ku yaal tirmid. 3. Wax xaalad dhibaato leh ku sugnaan.
Wadaag:
baabba'1 m.l 1. Dhibaato weyn oo wax ciribtirta. 2. B. ah: wax aan waxtar lahayn oo karti yar. 3. ld baabbi'id.
Wadaag:
baabbi'i f.g2 1. Wax ciribtirid. 2. Raad, calaamad iwm oo meel ku yaal tirtirid Tus. “Rooble ayaa wixii sabuuradda ku qornaa baabbi'iyay”. 3. Sharci burin. 4. Sharaf awood iwm ee qof leeyahay waxyeeleyn.
-iyay, -isay
Wadaag:
Dareen iyo feejignaan qof leeyahay soo jiidasho.
Qof, hanti uusan lahayn u qiil dayasho.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag: