Qeexid

"Wax baac lagu cabbirey ahaansho."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga baacsan oo kali ah:
  • Markabkan oo laga lahaa dalka Qadar ayaa waxaa ka dul babanayey calanka dalkaasi iyadoo kooxaha burcad badeedka ay mudo hal saac ah is baacsanayeen, waxaana markabkan lagu magacaabaa Ibn Younus.
  • Ciidamo boolis ah ayaa saaka waxay gaareen goobihii dagaalada ka dhaceen, waxaana ay bilaabeen howl gallo, ay ku baacsanayaan kooxihii dagaalada soo qaaday oo sida la sheegay baabuuro dad shicib leeyihiin watay.