Qeexid

Caloosha dhasha xoolaha aan weli abaabin.

Qeexid Xigta

Caano la adkeyey oo lagu daray wax dhanaan; farmaajo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine