Qeexid
"Wax aan xaq ahayn."
"Wax aan xaq ahayn."
Wadaag:
(-liin/-llo, m.dh) Qof dadka marka uu u garnaqayo aan u kala eexan.
m.l
Wadaag:
(m.u) Wax lumay sida xoolo, lacag iwm.
Qof ka weecday waddada toosan.
m.dh
Wadaag:
Qof laga adag yahay hanti khasab uga qaadid.
f.g1
-day, -dday
Wadaag:
Hanti qof ama dadkii laga adkaado baxsho.
Hadiyad la siiyo qof madax ah.
m.dh
Wadaag:
(-llo, m.dh) Xawayaanka inta dadka kula dagaalanta herdida, durdurada, xaraatida.
m.l
Wadaag:
baaxaaddeg2 f.mg1 ld baaxaadeg
m.l
-gay, -gtay
Wadaag:
(nax.) Qurub tilmaama halka weerta ka saaran diiradda, wuxuuna si gaar ah u diiradaynayaa qaybta magacyada. Tus. “Ma Cali baa yimid?” “Haa, Cali baa yimid”. ld aa1, ayaa, yaa3.
qr.dd
Wadaag:
(-iyaal, m.l/dh) (dii.) Wadaad fidiya diinta masiixiga. ld baaderi.
m.l
Wadaag:
Dad ama xoolo baadi ka dhigid.
f.g2
-yeeyay, -yaysay
Wadaag: