Qeexid

(m.u) Wax lumay sida xoolo, lacag iwm.

Qeexid Xigta

Qof ka weecday waddada toosan.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine