Qeexid
"Qof baadida xalaaleysta."
"Qof baadida xalaaleysta."
Wadaag:
Qof baadida uu arko dhaqaaleeya oo dadkii lahaa ku sima.
m.l
Wadaag:
Dad ama xoolo baadi ka dhigid.
f.g2
-yeeyay, -yaysay
Wadaag:
(m.u) Wax lumay sida xoolo, lacag iwm.
Qof ka weecday waddada toosan.
m.dh
Wadaag:
Qudaar dhuudhuuban oo yare xoodan ee maraqa lagu dhireeyo, oo dhadhan wanaagsanna ku kordhisa.
m.l
Wadaag:
Hanti la siiyo qof baadi sheega ama keena. ld baadifur.
m.l
Wadaag:
Hanti qof ama dadkii laga adkaado baxsho.
Hadiyad la siiyo qof madax ah.
m.dh
Wadaag:
Qof laga adag yahay hanti khasab uga qaadid.
f.g1
-day, -dday
Wadaag:
B. ah: cid baadi luntay raadinaysa.
ld baadiddoonid.
m.l
Wadaag:
Waayidda la waayo baadi la raadiyey. ld baadiggefid. baadiggef2 f.mg1 Baadi la raadiyey waayid.
m.l
-fay, -ftay
Wadaag:
Ka b.: qof, baadi xoolo ku jirta ka aqoonsasho.
f.mg1
-cay, -cday
Wadaag: