Qeexid
Hanti la siiyo qof baadi sheega ama keena. ld baadifur.
Hanti la siiyo qof baadi sheega ama keena. ld baadifur.
magac / noun
Lab / masculine
m.dh
Qeexid: Hanti qof ama dadkii laga adkaado baxsho.
Qeexid Xigta: Hadiyad la siiyo qof madax ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: Qof laga adag yahay hanti khasab uga qaadid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: (m.u) Wax lumay sida xoolo, lacag iwm.
Qeexid Xigta: Qof ka weecday waddada toosan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld baadifad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg baad2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg baad2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld baatad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Wax khatar ka nabadgelin. ld badbaadee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -yeeyay, -yaysay
Qeexid: Dad ama xoolo baadi ka dhigid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-oobay, -owday; -oobi) Baadi noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Caws, caleen, xaab iwm oo ay xooluhu daaqaan; daaq.
Qeexid Xigta: (-dad, m.l) Mid ka mid ah labada garab ee haadda ama dayuurad; baal.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: Hooy ka dhixid (qof ama xoolo).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld caaddifo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Sumad u gaar ah qof oo xoolihiisa ku astaysto.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg baadiyee.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg badbaadi. ld badbaadayn, badbaadis.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: B. ah: cid baadi luntay raadinaysa.
Qeexid Xigta: ld baadiddoonid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Labdhedig: -fay, -ftay
Qeexid: Waayidda la waayo baadi la raadiyey. ld baadiggefid. baadiggef2 f.mg1 Baadi la raadiyey waayid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -cay, -cday
Qeexid: Ka b.: qof, baadi xoolo ku jirta ka aqoonsasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld badbaadin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]