Qeexid
"Baadi ahaansho."
"Baadi ahaansho."
Wadaag:
(kiim.) Tirada garaam isudhigan ee ku jirta hal disimitir oo saddex jibbaaran (Idm3=IL) oo milan ah.
m.dh
Wadaag:
(m.u) Wax lumay sida xoolo, lacag iwm.
Qof ka weecday waddada toosan.
m.dh
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Neef caana yar; gabno; badho. ld baaqin.
m.dh
Wadaag: