Qeexid
"Dad baadida soo gasha haysta oo aan sheegin."
"Dad baadida soo gasha haysta oo aan sheegin."
Wadaag:
(m.u) Wax lumay sida xoolo, lacag iwm.
Qof ka weecday waddada toosan.
m.dh
Wadaag:
(-iyaal, m.l/dh) (dii.) Wadaad fidiya diinta masiixiga. ld baaderi.
m.l
Wadaag:
Wax khatar ka nabadgelin. ld badbaadee.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Hanti la siiyo qof baadi sheega ama keena. ld baadifur.
m.l
Wadaag:
Dad ama xoolo baadi ka dhigid.
f.g2
-yeeyay, -yaysay
Wadaag: