Qeexid
"Ka b.: qof, baadi xoolo ku jirta ka aqoonsasho."
[-cay, -cday]
baadisooc2 ay
baadisooc2 day
f.mg1"Ka b.: qof, baadi xoolo ku jirta ka aqoonsasho."
Wadaag:
(m.u) Wax lumay sida xoolo, lacag iwm.
Qof ka weecday waddada toosan.
m.dh
Wadaag:
Wax khatar ka nabadgelin. ld badbaadee.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Hanti la siiyo qof baadi sheega ama keena. ld baadifur.
m.l
Wadaag:
Dad ama xoolo baadi ka dhigid.
f.g2
-yeeyay, -yaysay
Wadaag:
Geed caano leh caleemo balballaaran, laamo jiljilicsan iyo miro kuus kuusan oo buufsan leh.
m.dh
Wadaag:
Hanti qof ama dadkii laga adkaado baxsho.
Hadiyad la siiyo qof madax ah.
m.dh
Wadaag:
Wax intooda fiican la bixid.
Kala s.: wax isku jira noocyadooda kala saarid.
f.g1
-cay, -cday
Wadaag:
Qof laga adag yahay hanti khasab uga qaadid.
f.g1
-day, -dday
Wadaag: