Qeexid

"(-oobay, -owday; -oobi) Baadi noqosho."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga baadiyow oo kali ah:
  • Cabduraxman M. Cabdullahi (baadiyow) Sideen u abuuri karnaa dhalinyaro wadaniyiin ah, Daacad ah, islamarkaana aaminsan qaranimadii Soomaaliyeed?
  • Ragga inta baadiyowday tiro ma leh oo cidiba kama naxdo, dumarkase jacayl loo qabo dartii ayaa loogu damqanaya.