Qeexid

"(-faf, m.l) Weel weyn oo bir ah una sameysan sida saxan oo dharka lagu dhaqo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine