Qeexid
"Baadi, dad badan weyddiin."
[-iyay, -isay]
baaf yay
baaf say
f.g2"Baadi, dad badan weyddiin."
Wadaag:
(-faf, m.l) Weel weyn oo bir ah una sameysan sida saxan oo dharka lagu dhaqo.
m.l
Wadaag:
(nax.) Qurub tilmaama halka weerta ka saaran diiradda, wuxuuna si gaar ah u diiradaynayaa qaybta magacyada. Tus. “Ma Cali baa yimid?” “Haa, Cali baa yimid”. ld aa1, ayaa, yaa3.
qr.dd
Wadaag:
Qayb ka mid ah qaybo buug.
Mowduuc ku saabsan arrin gaar ah.
Isku b.: wax isku nooc ah.
m.l
Wadaag:
Cabbir dhererka u dhaxeeya labada gacmood marka la kala fidiyo.
Gacan la fidiyo iyo xabadka inta u dhexaysa.
m.l
Wadaag:
(xis.) Saamiga uu meeriska goobo kasta la sameeyo dhexroorka goobada. Seebid ahaan waxay le'egtahay 3.14159... waa tiro ka sarreysa garashada qiimaheeda dhabta ah lama qori karo haseyeeshee waa la cabbiri karaa ilaa heer saxnimo.
m.dh
Wadaag:
(-fyo, m.dh) Nooc ka mid ah warmaha waaweyn oo caarad dhuuban oo dheer leh.
m.l
Wadaag:
War, cudur iwm meel si ballaaran ugu baahin. ld faahi, faaxi (2).
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
W. ah: cabbir, qiyaas miisaan iwm aan wax ka dhinayn ee weliba buro weheliso.
m.l.kh
Wadaag:
S. ah: wax nadiif ah oo aan wasaqi ku jirin.
Saafinnimo.
Nooc kalluunka ka mid ah.
m.l
Wadaag:
War, cudur, daad iwm aad u faafid.
f.mg1
-hay, -hday
Wadaag:
(m.u) Wax lumay sida xoolo, lacag iwm.
Qof ka weecday waddada toosan.
m.dh
Wadaag:
(f.g)Wax baac ku cabbirid.
(f.g) Wadaan ceel ku jirta ayadoo gacmaha la geynayo madaxa ka kor dawliska jiidid.
(f.mg) U b.: gacan, ul iwm ayadoo cid lagu cabsi gelinayo u taagid.
f.g
Wadaag:
J. ah: shay qiro leh.
Derin weyn oo ka samaysan caw baar ama mayro oo labadeeda dhinac duf lahayn.
m.l
Wadaag:
Hanti qof ama dadkii laga adkaado baxsho.
Hadiyad la siiyo qof madax ah.
m.dh
Wadaag:
Nooc ka mid ah badarka oo aad u yaryar, canjeeladana laga sameeyo.
m.dh
Wadaag: