Qeexid

"ld baahid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga baah oo kali ah:
  • Ugu dambayntii waxa loo baahanyahay inay doorashooyinku noqdaan kuwo aayo uga taga ubadkeena iyo mustaqbalka dalkeena.
  • Hay’adaha baaqan soo saaray ayaa dhammaadkii Asbuucan booqasho ku tegay magaalada Kismaayo, si ay wax uga ogaadaan baahiyaha ka jira magaalada Kismaayo.